Xaladda Xoolo dhaqato ku sugan duleedka jalam oo laga dayrinayo (dhegayso)

HomeWararka

Xaladda Xoolo dhaqato ku sugan duleedka jalam oo laga dayrinayo (dhegayso)

Inta dhaxeysa Degmada kalabeyr iyo tuulada Jalam waxaa laga soo sheegayaa in halkaas dhibaato nololeed ay ku haysato dad reer miyi ah oo Xoolohii ay d

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Barnaamijka Hobol & Halabuur; Taariikhda AUN Cabdi Tahliil Warsame (dhegayso)
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Inta dhaxeysa Degmada kalabeyr iyo tuulada Jalam waxaa laga soo sheegayaa in halkaas dhibaato nololeed ay ku haysato dad reer miyi ah oo Xoolohii ay dhaqan jireen ay ka dhamaadeen isla markaasna halkaas daganaa bilihii ugu dambeyeey.

Cawil cumar Maxamed oo ka mid ah dadka dhibaatada lasoo daristay ayaa Radio daljir uga waramay Xaalada dadkaa iyo inta qoys ee ay ka kooban yihiin wuxuu u waramay cXakiiin Xusein Xassan oo Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: