HomeUncategorized

Baahin: Axad, 1- Dec, 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdifataax Cumar Geeddi ~ Daljir ~ Galkacyo

Madaxweynihii hore ee Puntland Gen Cade Muuse oo aan waraysanay, Musharax Cali X Warsame oo cambaareeyey dagaalka Taleex, Axmed Karaash oo dagaalka Taleex ku eedeeyey Cali Khaliif Galayr, Baarlamaanka Somaliya oo maalinkii labaad galay doodiisa ku aadan mooshinka Xukuumadda, Iyo Xildhibaan Daahir Mire Jibriil oo cabiraya halka ay ku danbayn doonto dooda Baarlamaanka.

DHEEGYSO-Madaxweyne ku-xiegeenka Puntland oo arrimo badan kahadlaya.
Faroole oo Garowe soo gaaray, iyo bannaanbax lagu soo dhawaynayo doorashada madaxwaynenimo ee Moqdisho ka dhacaysa.
DHEGEYSO-Siyaasi Faarax Cali Shire oo dhaliilay xukuumadda Puntland.

Madaxweynihii hore ee Puntland Gen Cade Muuse oo aan waraysanay, Musharax Cali X Warsame oo cambaareeyey dagaalka Taleex, Axmed Karaash oo dagaalka Taleex ku eedeeyey Cali Khaliif Galayr, Baarlamaanka Somaliya oo maalinkii labaad galay doodiisa ku aadan mooshinka Xukuumadda, ?Iyo Xildhibaan Daahir Mire Jibriil oo cabiraya halka ay ku danbayn doonto dooda Baarlamaanka.?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: