Booliska kenya oo sheegay in la aduubtay haweenay Taliyaaniga u dhalatay

HomeWararka

Booliska kenya oo sheegay in la aduubtay haweenay Taliyaaniga u dhalatay

Booliska kenya ayaa sheegay in Dabley hubeysan oo aan haybtooda la aqoonsan ay haweenay Talyaani ah ah ka afduubtay Koonfurta Bari ee dalka Kenya.

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya oo Lagu Soo Dhoweeyey Jabuuti
Economic decline precedes Somaliland’s political demise
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay wakiilo katirsan Beesha Caalamka

Booliska kenya ayaa sheegay in Dabley hubeysan oo aan haybtooda la aqoonsan ay haweenay Talyaani ah ah ka afduubtay Koonfurta Bari ee dalka Kenya.

Haweenaydan ayaa sidoo kale la sheegay iney u shaqeynaysay hay’ad gargaar.

Dableyda ayaa la sheegay iney ku hubeysnaayeen qoryaha fudud ayaa furay rasaas badan ka hor intii aysan kaxaysan gabadhaas oo 23 jir ah si mutadawacnimo ah uga shaqeynaysay magaalada Kilifi.

Rasaasta fureen waxa ku dhaawacantay shan qof, oo laba ka mid ah carruur yihiin, waxaana loo qaaday isbitaalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: