Madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo u Magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeen

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo u Magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeen

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xeer Madaxweyne Lr. 176, November 17 2018, ku magacaabay Guddoomiyaha iyo Guddoomi

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulmay Masuuliyin kasocda Hay’addo caalami ah (Sawiro)
Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo mudeeysay wakhtiga la qaadayo Imtaxanadka shaahdiga ah
RW khayre Muqdisho kulan kula qaatay Ku-Xigeenka Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareykanka

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xeer Madaxweyne Lr. 176, November 17 2018, ku magacaabay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku-xigeenka degmada Gaalkacyo.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda
Puntland.

Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo inay sii
socoto shaqada Degmada Gaalkacyo.

Markuu Qiimeeyey: Tala soo jeedinta
Wasaaradda Arrimaha
Gudahada, Dowladdaha
Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga.

Wuxuu Xeeriyey.

1. Waxaa Yaasiin Cabdisemed Cumar si ku meel-gaadh ah loogu magacaabay Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo.

2. Waxaa Maxamed Cabdinaasir Cigaal Xirsi si ku meel-gaadh ah loogu magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka degmada Gaalkacyo.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu
Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay
Madaxweynuhu.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: