Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulmay Masuuliyin kasocda Hay’addo caalami ah (Sawiro)

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulmay Masuuliyin kasocda Hay’addo caalami ah (Sawiro)

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid oo ay weheliso Gudomiye kuxigeenka labaad ee Barlamanka Galmudug Marwo Faadumo iyo qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Galmudug ayaa Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay Wafdi balaaran oo ka kale socda UN ,EU iyo IOM.

Madaxweynaha iyo Wufuudan Caalamiga ah ee soo garay Caasimada Galmudug ee dhusamareeb ayaa ka wada hadlay dardargalinta Mashaaricda ka socota Galmudug iyo kuwa dhawan laga bilaabi doono.

Madaxweynaha ayaa ku dhaliilay Hay,adaha caalamiga ah ee Galmudug ka shaqeeya in aysan shacabka u qaban wax la taaban karo sanadihii la so dhaafay waxana uu ugu baqay in ay laba laabaan shaqada ay ka hayan Galmudug oo ah State nabad ah.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com