Musharrax Cali Xaaji oo Garoowe soo gaaray (Sawiro)

HomeWararkaOlolaha Doorashooyinka Puntland - Cali Xaaji 2019

Musharrax Cali Xaaji oo Garoowe soo gaaray (Sawiro)

Cali Xaaji Warsame Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 ayaa gordhawayd soo gaaray Garoowe,waxaana duleedka Garoowe kaga hortagay dadweyne aad u farabad

Farriin siyaasadeed Musharrax Cali Xaaji Warsame: Puntland 20 sano kabacdi (dhegayso/daawo)
Musharrax Cali Xaaji Warsame oo war qoraal ah soosaaray, kadib markii maanta musharraxiin kale ku shireen Garoowe.
Waraysi Musharrax Cali Xaaji Warsame: “Maalinkii Gaas xilka la wareegay doolarku wuxuu ahaa 22kun maantana waa 37kun oo Shilin” (daawo)

Cali Xaaji Warsame Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 ayaa gordhawayd soo gaaray Garoowe,waxaana duleedka Garoowe kaga hortagay dadweyne aad u farabaddan oo sitay Sawirka mudane Cali xaaji.

Barxadda weyn ee Garoowe oo usan wali soo gaarin Musharrax Cali xaaji waxaa ku sugan dadweyne Farabaddan oo u diyaarsan soo dhawenta Cali.

Gordhow sawiro iyo faahfaahin warbixin ka hadlaysa imaansha Cali xaaji ee Garoowe lasoco

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: