Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyeey faragalinta Itoobiya ku hayso somaaliya (Daawo)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyeey faragalinta Itoobiya ku hayso somaaliya (Daawo)

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay shaaciyay ina 30-Sanno kahor fargelin lagu haay

WADOOYIN MUHIIM U AH ISKU SOCODKA BULSHADA DEGMADA BURTINLE OO MAATA LAGU BILAABEY IN LAAMI LASAARO
Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ugu hambalyeeyey dhallinyarada Soomaaliyeed Maalinta SYL ee 15 May

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay shaaciyay ina 30-Sanno kahor fargelin lagu haayay Soomaaliya sigaar ah ay ku heysay Dowladda Federaalka Itoobiya faragelin toos ah Arrimaha Soomaaliya.

Farmaajo waxa uu sheegay in uu la kulmay dhowr Sano kahor Ra’iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya Xayle Mariam,isla markaana uu ka dalbaday inay joojiyaan faragelinta ay ku hayaan dalka Soomaaliya.

Hayeeshee uu sheegay in taasi ay dhalisay heerka Maanta ay soomaaliya joogto iyo xiriirka tooska ah ee dhanka Siyaasada oo ay la leedahay Wadamada Gobolka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: