Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya oo la kulmay Wafdi ka socda Turkiga

HomeWararka

Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya oo la kulmay Wafdi ka socda Turkiga

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay dhigiisa Turkish Republic of Northern Cyprus mudane

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Maamulka Jubbaland oo soo saaray digniino culus

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay dhigiisa Turkish Republic of Northern Cyprus mudane Teberruken Ulucay.

Guddoomiyaha oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Lefkosa ee caasimadda Jamhuuriyada Turkiga ee Waqooyiga Cyprus ayaa dhigiisa kala hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac.

Sidoo kale waxa ay ka wada hadleen sidii wadajir la isaga kaashaan lahaa arrimaha hormarinta iyo aqoon kororsi dhex mara.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa inta uu ku sugan yahay Waqooyiga Cyprus waxa uu la kulmi doonaa Ra’isal wasaaraha iyo Madaxweynaha dalkaasi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: