Nin xoolo dhaqato ah oo xalay lagu dilay Towfiiq oo ka tirsan Mudug  (dhegayso)

HomeWararka

Nin xoolo dhaqato ah oo xalay lagu dilay Towfiiq oo ka tirsan Mudug (dhegayso)

Hal  qof oo ka mid ah xoolaleeyda degmada Towfiiq ee gobolka Mudug ayaa xalay fiidadii lagu dilay meel aan sidaasi uga durugsanayn isla  degmada Towfi

Tahniyad Dhalasho: Abshir Siciid Yaasiin iyo Marwo Canab Ismaaciil oo wiil ugu dhashay Cerigaabo
Puntland oo dib u dhisaysa Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida & dambiyada Culus
Xog faahfaahsan oo laga helay safar qarsoodi ah oo uu Farmaajo ku tagay Israa’iil

Hal  qof oo ka mid ah xoolaleeyda degmada Towfiiq ee gobolka Mudug ayaa xalay fiidadii lagu dilay meel aan sidaasi uga durugsanayn isla  degmada Towfiiq sida ay Radio Daljir u xaqiiqjiyeen dad deegaanka ahi.

Dilka ayaa dhacay fiidnimadii xalay, xilli xeryo imaantanka xoolaha ku beegnayd, waxaana dilkaasi geystay rag qoryo ku hubaysannaa oo daan kale ka soo tallaabay sida dadka noo xaqiijyeen.

Cabdinuur Diiriye Axmed, wuxuu ka mid yahay odayaasha degmada Towfiiq ee gobolka Mudug, waxaana xalay uu joogay meel aan ka fogayn goobta dilku ka dhacay, waxaana Radio Daljir uu uga warramay sida wax  u dhaceen.

Diiwaanka Wararka.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: