Madaxweyne Xaaf oo Gaalkacyo kaga qayb galay Kulan amaanka looga hadlayeyey (dhegayso)

HomeUncategorized

Madaxweyne Xaaf oo Gaalkacyo kaga qayb galay Kulan amaanka looga hadlayeyey (dhegayso)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo kusugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa xalay kulan looga hadlayo Amniga la qaata

Qunbulad lagu tuuray saldhig ciidan oo ku yaal Galkacyo, iyo 2 dambiile oo la qabtay.
DHEGEYSO-Madaxweyne Farmaajo oo roob-doon iclaamiyey.
Warbixin: Gobollada Puntland oo maanta si weyn looga xusay munaasabada Ciid al Adxaa.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo kusugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa xalay kulan looga hadlayo Amniga la qaatay dhalinyarada degmada Gaalkacyo ee Galmudug iyagoo halkaasi kusoo bandhigay warbixin la xiriirta Amaanka iyo Qaabka ay isaga Kaashadaan Puntland.

Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yusuf Barre ayaa sheegay in wali Colaad ay ka taagantahay Dhanka Miyiga loona baahanyahay in wax laga qabto.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sidoo kale wuxuu fariin u diray dadka Bariga miyaga gobolka Mudug ka gaysanaya Dilalka Qorshaysan isagoo sheegay inay wanaagsantahay inay Alle uga Cabsadaan sida uu sheegay Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Madaxweynahan oo xildhibaano ka tirsan kuwa Galmudug ee kusugan Cadaado ay ka qaadeen Madaxtinimada Galmudug ayaa sidoo kale waxaa garab kale oo jooga Dhuusa mareeb ay sheegeen inuu yahay madaxweynaha Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: