Maxaa ka soo baxay  kulan Sannadeedkii Golaha Wasiirrada ee Soomaaliya ? Akhriso

HomeWararka

Maxaa ka soo baxay kulan Sannadeedkii Golaha Wasiirrada ee Soomaaliya ? Akhriso

Kulan sanadedkan  golaha Wasiirada oo socoday mudo laba cisho ah ayaa waxaa shir gudoominayay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya muda

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
PUNTLAND: Tirada dadka laga helay Covid-19 oo gaadhay 76 Ruux
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Kulan sanadedkan  golaha Wasiirada oo socoday mudo laba cisho ah ayaa waxaa shir gudoominayay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali kheyre, waxaana looga dooday oo laysku afgartay arimo ay kamid yihiin :

1- xoojiyo wada shaqaynta ka dhaxaysa hay’adaha dawladda 2- dar-rar gelinta dagaalka ka dhanka ah musuqmaasuqa.

3-kobcinta dhaqaalaha iyo horumarinta amniga caasimadda.

4-in dhaqankii qaldanaa lagu bedelo dhaqan ku salaysan run isu-sheegid.

5-in si hufan loo ilaaliyo amaanada ummadda iyo in la xoojiyo isla xisaabtanka.

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: