Maxaa lagu haystaa Nabadoon Xarago (dhegayso )

HomeWararka

Maxaa lagu haystaa Nabadoon Xarago (dhegayso )

iyadoo mudo 5 maalmoo uu xabsiga wali uu jiro Nabadoon C/qaadi Axmed Ibaarahin  Xarago lana ogayn sababta uu uxiranyahay ilaa iyo haatan , waxaa arint

Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)
Wadayaasha Gadiidka dadweynaha oo Mudaharaadka ka sameyaay Garoowe (dhegayso)
Warka Caweysin iyo Cabdulaahi Xaamud , Daljir Doolow (dhegayso)
iyadoo mudo 5 maalmoo uu xabsiga wali uu jiro Nabadoon C/qaadi Axmed Ibaarahin  Xarago lana ogayn sababta uu uxiranyahay ilaa iyo haatan , waxaa arintan  ka hadlay qaar kamid ah Aqoonayahanada iyo Siyaasiyoonta Puntland .

Sidookale xariga Nabadoonka ayaa horay waxaa uga hadlay Ururada udooda xuquuqul aadanaha.

Hadaba Istuudiyaha Daljir ee magaalada Bosaaso ,waxaa nagu soo booqday maanta  Aqoonyahan Muuse Cali Jaamac iyo  Siyaasi  Yaasiin Faarax Cartan.
Wariye Xasan Heykal  ayay uwarameen  .

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Jaamac Muhiyadin 5 years ago

    shaqo wanaagsan ayaad ummada Somaliyeed u haysaan reee Daljir

DISQUS: