Sarkaal la dhashay hogaamiyaha Al-shabaab ee Gobolka Shabellaha dhexe oo Taliye degmo loo magacaabay

HomeWararka

Sarkaal la dhashay hogaamiyaha Al-shabaab ee Gobolka Shabellaha dhexe oo Taliye degmo loo magacaabay

Taliyaha Saldhiga ciidamada Booliska ee degmada kaaraan ayaa waxaa loo magacaabay maanta Cabdi Sheekh Ciise Axmed Gacal oo ku magaca dheer Cabdi Kumi,

Warka Arooryo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
Shiinaha oo dowladda ku wareejinaya Talaalka Sinopharm Vaccine, oo ay dowladda China soo saartay

Taliyaha Saldhiga ciidamada Booliska ee degmada kaaraan ayaa waxaa loo magacaabay maanta Cabdi Sheekh Ciise Axmed Gacal oo ku magaca dheer Cabdi Kumi, wuxuuna la dhashay Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kaba Kudukade oo ah Gudoomiyaha Shabaab ee Gobolka Shabellaha dhexe.

Horay xilkan waxaa u hayay sarkaal lagu magacaabi jiray Canjeex , wuxuuna  qaadacay xil kaqaadista lagu sameeyay .

Isbadalkaan lagu sameeyay Taliyaha saldhiga booliska degmada Kaaraan ayaa imaanayo iyadoo maanta Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow uu xilkii ka qaaday Guddoomiyihii degmada Howl-wadaag Cabdi Kariin Cali Kaar.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: