Tababar loo soo xiray qaar ka mid ah Shaqaalaha Isbitaalka National ee Bosaaso (dhegayso)

Tababar loo soo xiray qaar ka mid ah Shaqaalaha Isbitaalka National  ee Bosaaso  (dhegayso)

Shaqaalaha Isbitaalka National  ee magaalada Bosaaso  ayaa  waxaa  loo  soo gaba gabeeyay maanta  aqoon isweydaarsi ku saabsanaa la dhaqanka bukaanada  iyo qaabkii lagu horumarin lahaa  xirfada shaqaalaha.

 

Hadaba waxaa xiritaankii  aqoon isweydaarsigan  ka qaybgalay oo  warbixintan  ka diyaariyay , wariyaha Daljir ee Bosaaso   C/xakiin Cawli .Maxame.

Dhegayso.

Sawirio.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com