Wasaarada caafimaadka dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe uga socda kulamo looga hadlayo waxyaabihii uqabsoomay sanadka sii dhamaanaya iyo qors
Wasaarada caafimaadka dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe uga socda kulamo looga hadlayo waxyaabihii uqabsoomay sanadka sii dhamaanaya iyo qorshe yaasha sanadka cusub ee lagu hormarinyo goobaha Caasimaadka ee Puntland .
Shirkan ayaa waxaa ka soo qaybgalay Hay,adaha Wasaarada ka taageera dhanka horumarinta Caafimaadka .
Puntland oo mudo 20 sano jirsatay ,ayaa goobaha caafimaadka waxaa lagu dhaliilaa in aysan oolin qalab casri ah oo dadka qaba cudurada kala duwan lagula tacaalo .
Dadka qaar ayaa daryeel Caafimaad waxa ay uraadsadaan magaalooyinka Muqdisho , Hargaisa, iyo Adis-ababa .
Dr Faarax Maxamed Warsame waa Wasiir kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka Puntland, wariye Xasan Heykal ayuu u warramay.
COMMENTS