Hoos udhaca dhaqaale ee kuyimid gobolka Garda Fuu  (dhegayso)

HomeWararka

Hoos udhaca dhaqaale ee kuyimid gobolka Garda Fuu (dhegayso)

Shacabka ku dhaqan  Gobolka Garda Fuul ayaa la daala Dhacayay  hoos udhac ku yimid ilihii dhaqaale ee gobolkaasi uu ku tirsanaa ,sida Maydiga, Beeyada

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)
GAROWE: Amniga Doorshada oo laga shiray
Shacabka ku dhaqan  Gobolka Garda Fuul ayaa la daala Dhacayay  hoos udhac ku yimid ilihii dhaqaale ee gobolkaasi uu ku tirsanaa ,sida Maydiga, Beeyada, Xabakaha  iyo kaluumaysiga  oo loo iib gaynjiray  dalka Yaman oo haatan ay dagaalo ka socdaan  iyo wadamada khaliijka .
Hadaba arimahaas oo dhan waxaa Daljir uga waramay Gudoomiyaha Gobolka Garda Fuu  Maxamuud Axmed Caynab , waxaan waraystay wariye Xasan Heykal.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: