Wasaarada maaliyada Puntland oo soo bandhigtay Xisaab celintii lacagihii ka soo gaaray dowladda Soomaaliya

HomeWararka

Wasaarada maaliyada Puntland oo soo bandhigtay Xisaab celintii lacagihii ka soo gaaray dowladda Soomaaliya

iyaadoo dhawaan wasaarada maaliyada ee dowladda fadaraalka Soomaaliya ay ka codsatay in maamul goboleedyada dalka ay ka codsatay   in ay soo dhameysti

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Maamulka degmadda Cadaado oo war ka soo saaray fiditaanka cudurka Covid-19
Madaxwneyne Gaas “8 january Puntland waxaa ka dhici doonta doorasho xor ah oo xalaal ah ” (dhegayso)

iyaadoo dhawaan wasaarada maaliyada ee dowladda fadaraalka Soomaaliya ay ka codsatay in maamul goboleedyada dalka ay ka codsatay   in ay soo dhameystiraan xisaab celinta lacagihii horay loogu diray ee ka mid ahaa taageerada  ay dowladdu siiso maamul goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka, ayaa  maamulka Puntland waxa uu noqday maamulkii ugu horeyay ee xisaab celintaasi sameeya ,oo ka jawaabay codsigii dowladda.

 

Wasiirka waasaarada maamiyada dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa waxa uu soo bandhigay maanta  lacagihii ka soo gaaray Dowlada Federalka sanadkii 2017 illaa iyo 2018ka.

Halkan ka Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: