Nabadoon Yaasin Cabdisamad & Qaar kamid ah waxgaradka Mudug oo baaq Nabadeed diray (dhegayso/daawo)

HomeWararka

Nabadoon Yaasin Cabdisamad & Qaar kamid ah waxgaradka Mudug oo baaq Nabadeed diray (dhegayso/daawo)

Qaarkamid ah waxgaradka Gobalka Mudug ayaa baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaalamyah Gobolka sool,kaas oo mar kale dib uga qarxay saaka degaanka dh

Urur Siyaasadeedka Mideeye ayaa shaaciyey inuu diyaar u yahay ka qaybgalka Doorashooyinka Dawladaha Hoose
Qoysaas Ku nool Xeraale oo Deeq la gaarsiyeey.(Daawo)
Xildhibaano Barlamaanka Puntland ka tirsan oo kormeer ku maraya Gobalka Cayn (dhegayso)

Qaarkamid ah waxgaradka Gobalka Mudug ayaa baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaalamyah Gobolka sool,kaas oo mar kale dib uga qarxay saaka degaanka dhumay ee gobalkaas.

Nabadoon yaasin cabdisamad iyo abwaan cabdulhhi ayaa baaq u diray beelaha ku dagaalamayah gobolka sool iyagoona ugu baqaay in ay sharuud la’aan ku joojiyaan Dagaalkas.

sidoo kalena waxay ugu baaqeen waxgaradka kale in ay u gurmadaan kana qayb qaataan sidii loo damin lahaa colaadaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: