Madaxweynaha Puntland oo Baaq Nabadeed u diray beelo ku dagalamaya gobalka Sool (Akhri)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Baaq Nabadeed u diray beelo ku dagalamaya gobalka Sool (Akhri)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa baaq nabadeed maanta oo isniin ah u diray beelo walaalo ah oo ku dagaalamaya degaanka dhuumay ee gobalka Sool,isago ugu baqay dhinacyadda dagaalamaya inay xabada joojiyaan. Hoos ka akhriso warsaxafadeedka kaso baxay xafiiska Madaxweyne Gaas

Ra’isalwasaarihii hore Cumar Cabdirashiid oo sheegay imaraadka in uu Caawiyo Somaaliya
Shil khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Burco
Adeeg casri oo loogu magacdaray SAFAR oo laga daahfuray Boosaaso (Daawo)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa baaq nabadeed maanta oo isniin ah u diray beelo walaalo ah oo ku dagaalamaya degaanka dhuumay ee gobalka Sool,isago ugu baqay dhinacyadda dagaalamaya inay xabada joojiyaan.

Hoos ka akhriso warsaxafadeedka kaso baxay xafiiska Madaxweyne Gaas

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: