Xildhibaanada Aqalka sare oo uga digay Musharixiinta Koonfur Galbeed faragalin

HomeWararka

Xildhibaanada Aqalka sare oo uga digay Musharixiinta Koonfur Galbeed faragalin

Senatarada Federaalka ku matala maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka digay in doorashadda Madaxtinimada maamulka Koonfur Galbeed in lagu samee

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Madaxweyne Lafta Gareen “Kuraasta dadka qaar ku fadhiyaan waa looga xaq leeyahay”
Cabdirashiid Abwaan oo loo doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Senatarada Federaalka ku matala maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka digay in doorashadda Madaxtinimada maamulka Koonfur Galbeed in lagu sameeyo Faragalin xilli maalmihii lasoo dhaafay ay soo baxaayeen in ay jiraan xubno ay wadato dowladda Soomaaliya oo Musharaxiin ah.

Waxa ay sheegeen in ay muhiim tahay in Ammaanka Magaalada Baydhabo si weyn loo adkeeyo, waxaana Musharaxiinta uga digeen in ay Khalkhalgaliyaan Ammaanka Koonfur Galbeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: