Qarax khasaare geeystay oo kadhacay Baydhabo

HomeWararka

Qarax khasaare geeystay oo kadhacay Baydhabo

Warar aan ka helayno magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in labo qarax oo xooggan ka dhaxeen abaarihii xilliga maqribka. Sida la sheegay qaraxyada aya

Qarax Maanta Kadhacay Magaalada Muqdisho
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Nabadoon cQani Maxamud Faarax: “Madaxweynuhu 4 beri buu Baran ku hoyday … tiribka xigina waa Ceerigaabo” (dhegayso)

Warar aan ka helayno magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in labo qarax oo xooggan ka dhaxeen abaarihii xilliga maqribka.

Sida la sheegay qaraxyada ayaa loo adeegsaday gaari,waxayna ka dhaceen bartamaha magaalada Baydhabo.

Wararku waxa ay sheegayaan in la qarxiyay Hotel caan aj iyo goob maqaaxi ah oo dadka isugu yimaadaan.

Waxaa la sheegay in uu jiro khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawax uu sababay qaraxyada Baydhabo.

Baydhabo amnigeedu waxa uu ahaa mid wanaagsan,iyadoona labo sano ka badan uusan qaraxyo ka dhicin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: