Sirdoonka Turkiga: Dilka iyo jarjarka Jamaal Khashoggi waxaan u haynaa caddaymo laga helay bullaacadaha iyo waliba codad iyo muuqaalo (maqal/muuqaal)

HomeWararka

Sirdoonka Turkiga: Dilka iyo jarjarka Jamaal Khashoggi waxaan u haynaa caddaymo laga helay bullaacadaha iyo waliba codad iyo muuqaalo (maqal/muuqaal)

Warar hordhac oo ay firdhiyeen sirdoonka Turkiga ayaa sheegaya in ay hayaan caddaymo ku filan, muujinaya in Jamaal Khashoggi lagu dhex dilay qunsuliya

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka iyo Dunida | Abdinaasir Jeekey | Gaalkacyo
Warka Fiidnimo iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warar hordhac oo ay firdhiyeen sirdoonka Turkiga ayaa sheegaya in ay hayaan caddaymo ku filan, muujinaya in Jamaal Khashoggi lagu dhex dilay qunsuliyadda Sucuudiga ee Istanbul, oo waliba si xun loo dilay, deedna la jarjaray.

“Waxaan bullacadaha ka soo dareera qunsuliyadda Sacuudiga ka soo leexinay caddaymo la xiriira dilka Jamaal Khashoggi,” ayaa kamid ah wararka laga helayo sirdoonka. Waxa kale oo ay firdhiyeen warar ay kamidyihiin in ay hayaan maqal iyo muuqaal ku saabsan sidii Jamaal loo dilay.

Warbixinta Radio Daljir hoos kaga bogo.

Warbixinta oo muuqaal ah hoos ka daawo

Sirdoonka Turkiga: Dilka iyo jarjarka Jamaal Khashoggi waxaan u haynaa caddaymo laga helay bullaacadaha iyo waliba muuqaal

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: