Cabdi Xaashi, Guddoomiyaha Jaaliyadda Galmudug, oo Daljir u warramay (dhegayso)

HomeWararka

Cabdi Xaashi, Guddoomiyaha Jaaliyadda Galmudug, oo Daljir u warramay (dhegayso)

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa ka falaanqooday xaaladda gobolka Mudug, siiba Gaalkacyo, iyo nabadda dhawaan deegaanka ka islaaxday. Cabdi Xaashi ayaa fa

RW Khayre: “Waa in aan aqbalnaa in aan ku jirno xaalad aan caadi ahayn” (Daawo)
Beesha caalamka maxay ka tiri doorashadii ka dhacday Somaliland?
Shirka kasoo kabashada Abaarta Simma oo Garowe lagu Gaba-Gabeyeey (dhegayso+Sawiro)

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa ka falaanqooday xaaladda gobolka Mudug, siiba Gaalkacyo, iyo nabadda dhawaan deegaanka ka islaaxday. Cabdi Xaashi ayaa farta ku fiiqay in al-Shabaab ay magaalada Gaalkacyo iyo Gobolka Mudud ka agdhowdahay, qaybna ka tahay in dadkaan wada dashay aan nabadi dhexmarin.

Cabdi Xaashi ayaa ku gubaabiyey in labada maamul ay yeeshan maamul mideysan, ciidan mideysan iyo waxbarasho mideysan, oo aan marna la kala qaybsanaan. “Waa in la joojiyo oo laga hortago dadka baadda maalin kasta ka qaada dadka deegaanka,” ayuu ku soo gabagabeeyey Guddoomiye Cabdi Xaashi.

Waxaa waraystay Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo.

Hoos ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: