Jamaal Maxamed Xassan oo noqday Xildhibaan (dhegayso)

HomeWararka

Jamaal Maxamed Xassan oo noqday Xildhibaan (dhegayso)

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa ku dhawaaqday in Mudane Jamaal Maxamed Xa

Madaxwayne Waare oo kulan la yeeshay saraakiil sare oo tirsan Qaramada Midoobay (Sawiro)
Caawa iyo Tartan & Tacliin: Jariiban Sare fkf Axmed Ganey Sare iyo waliba …
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay la wareegitaanka Taalibaan ee Afganistaan

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa ku dhawaaqday in Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ah wasiirka Qorsheynta Soomaaliya uu ku guuleystay Doorashada Kursi ka banaanaa Golaha Shacabka, taasi oo maanta ka dhacday magaalada Garoowe.

Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa dorashada kula tartamay Mudane Maxamuud Cabdullaahi, waxaana ugu dambeyn Wasiir Jamaal uu helay codad gaaraya 49-cod, iyadoo musharax kale Maxamuud Cabdullaahi uusan helin wax cod ah marka laga tago laba cod oo ciladoobay, sida ay sheegtay Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) oo ah guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka.

Warbixintan Axmed sheekeye ayaa Garoowe kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: