HomeUncategorized

Prof. Jawaari ? Baarlamanku wuxuu hig-sanayaa in la gaaro doorasho xor ah oo dalka ka dhacda?

Muqdisho, August 22, 2013 - Baarlamanka dowladda federaalka ah ee dalka Soomaaliya ayaa qorshaynaya in ay dalka ku hugaamiyaan talaabo cusub oo la higsanayo sanado kadib, marka uu dhamaado.

Wasiirka kaluumaysiga Puntland oo aan ka waraysanay maraakiib la afduubay.
DHEGEYSO-Nabadoonada Garoowe oo walaac ka muujiyey boobka dhulka.
DHEGEYSO-Xildhibaan Cabdifataax Xuseen oo kahadlay xaaladda Galkacyo.

Muqdisho, August 22, 2013 – Baarlamanka dowladda federaalka ah ee dalka Soomaaliya ayaa qorshaynaya in ay dalka ku hugaamiyaan talaabo cusub oo la higsanayo sanado kadib, marka uu dhamaado wakhtiga dowladda haatan jirta.

Gudoomiyaha Baarlamanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Prof. Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa shaaca qaaday in baarlamanku uu rajo wanaagsan ka qabo sidii loo gaari lahaa nidaamka doorashada xorta ah, sanadaha soo socda.

Prof. Jawaari ayaa yiri ? Waxaa noo suurta-gashay arrimo badan oo intii aan awoodno ?ahaa wax aanan waxba ka hagran, laakiin shaqadu waa sii socotaa waxaana higsanaynaa talaabooyin waa weyn oo ay ku jirto in dalka uu gaaro in la is doorto, wakhtigeenu markuu dhanmaado?

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof. Jawaari wuxuu ka dalbaday shacabka Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan Baarlamanka, wuxuu intaas kadib rajo wanaagsan ka muujiyey in Baarlamanku u shaqeeyo sidii loogu talo-galay.

?

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: