Maamulka Gobalka Nugaal oo Awaamir Culus kaso saaray Mushariixinta Madaxtinimada PL (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Gobalka Nugaal oo Awaamir Culus kaso saaray Mushariixinta Madaxtinimada PL (dhegayso)

Maamulka gobalka Nugaal ayaa kulan maanta ay ku qabteen Caasimadda Puntland ee Garoowe,waxay awaamir culus kasoo sareen mushariixinta Madaxtinimada Pu

Shir dhismaha dekadda Garacad iyo saamiga shirkadda oo Gaalkacyo ka furmay (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Dalka ayaa ka Tacsiyadeedyay geeridii ku timid Marxuum Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf
Xasan Ruuxaani oo Mar Kale Noqday Madaxweynaha Dalka Iiraan

Maamulka gobalka Nugaal ayaa kulan maanta ay ku qabteen Caasimadda Puntland ee Garoowe,waxay awaamir culus kasoo sareen mushariixinta Madaxtinimada Puntland 2019,kuwaas oo ololahooda doorasho ka bilaabay Puntland.

Guddoomiyaha gobalka Nugaal ayaa faray dhamaan Musharixinta soo gaaraya Caasimadda Puntland ee Garoowe inay ilaaliyaan amniga Caasimadda,isla markaana ay yareeyan tiradda Istaafka,ama ilaaladooda.

Warbixintan Xaawo Axmed Maxamed ayaa Garoowe kaso dirtay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: