Soomaali kasoo carartay colaadda ay ku haysay Oromada Itoobiya oo soo gaaray Caabudwaaq (dhegayso)

HomeWararka

Soomaali kasoo carartay colaadda ay ku haysay Oromada Itoobiya oo soo gaaray Caabudwaaq (dhegayso)

Qoysas kasoo barakacay colaadda Soomaali Galbeed ee Oromada iyo Soomaalida ayaa soo gaaray Caabudwaaq, waxaana ay sheegeen hantidoodii in la dhacay, oo ay ka codsanayaan shacabka Soomaaliyeed iyo hay’adaha caalamiga inay gurmad usoo sameeyaan qoysaskan. Waana dad da’ah badankood, sida radio Daljir ay u sheegtay Nimco Xasan oo kusugan Caabudwaaq. Hoos kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb5f0fc0a010090eabdaa51/warbixinta+qoysas+kusoo+barakcay+Cabudwaq.mp3

Labo Ruux waa lagu Dilay Labana waa Dhaawac Weerar Ballibusle
GUDOOMIYE SANYARE OO CODSADEY IN FURSAD LOO SIIYO U ADEEGISTA BULSHADA SOOMAALIYEED
Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Qoysas kasoo barakacay colaadda Soomaali Galbeed ee Oromada iyo Soomaalida ayaa soo gaaray Caabudwaaq, waxaana ay sheegeen hantidoodii in la dhacay, oo ay ka codsanayaan shacabka Soomaaliyeed iyo hay’adaha caalamiga inay gurmad usoo sameeyaan qoysaskan.

Waana dad da’ah badankood, sida radio Daljir ay u sheegtay Nimco Xasan oo kusugan Caabudwaaq.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0