Guddoomiyaha Cusub ee gobalka Nugaal oo xilka la wareegay (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Cusub ee gobalka Nugaal oo xilka la wareegay (dhegayso)

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gu’jir)ayaa xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee gobolka Cumar cabdilaahi Farawayne oo dhawaan uu xilka ka qaaday Madaxweyne Gaas. Warbixinta warkaas waxaa Garoowe kasoo dirtay Xaawa Axmed Maxamed . http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb27314fd00005e87bc3b9e/warbixinta++Gobolka+Nugaal+Sax.mp3

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Addis-Ababa
Shacabka Gaalkacyo oo ka haddlay qodobada kasoo baxay shirki mucaaradka Puntland
Waa sidee Xaalada degmada Bareeda ee gobolka Garda Fuu (dhegayso)

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gu’jir)ayaa xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee gobolka Cumar cabdilaahi Farawayne oo dhawaan uu xilka ka qaaday Madaxweyne Gaas.

Warbixinta warkaas waxaa Garoowe kasoo dirtay Xaawa Axmed Maxamed .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: