Guddoomiyaha Cusub ee gobalka Nugaal oo xilka la wareegay (dhegayso)

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gu’jir)ayaa xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee gobolka Cumar cabdilaahi Farawayne oo dhawaan uu xilka ka qaaday Madaxweyne Gaas.

Warbixinta warkaas waxaa Garoowe kasoo dirtay Xaawa Axmed Maxamed .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com