Guddoomiye Yariisow miyaa degmada Balcad kusoo dari kara Muqdisho (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiye Yariisow miyaa degmada Balcad kusoo dari kara Muqdisho (dhegayso)

Maamulka Hirshabeele oo ka hor yimid amar dhawaan ka soo baxay Gudoomiyah Gobolka Banaadir oo ahaa in Degmada Balcad lagu daro Gobolka Bnaadir , waxaa

BOSSASO & BADBAADINTA DHALLINTA TAHRIIBTA & KAHORTAGGA KAGANACSIGA DHALLINTA (daawo)
Weerer kadhacay Jowhar
Wararki ugu dambeeyay ee xaalada Suudaan & Lix Safiir oo shaqada laga ceyriyay

Maamulka Hirshabeele oo ka hor yimid amar dhawaan ka soo baxay Gudoomiyah Gobolka Banaadir oo ahaa in Degmada Balcad lagu daro Gobolka Bnaadir , waxaan arintaasi ka hadlay Gudoomiyaha degmada Balcad.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Yariisow ayaa dhowaan sheegay inay damacsanyihiin in la balaariyo magaalada Muqdisho oo caasimad u ah dowladda dhexe, sidaasi darteed degmada oo 30km ujirta lagu soo darro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: