Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku yeelanaya maanta Muqdisho

Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa u balansan inay saaka kulan ku yeeshaan xaruntooda Golaha Shacabka, si looga doodo xeer hoosaadka baarlamaanka.

Kulankan ayaa waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Kulamo horay loo balansanaa ayaa u baaqday kooram la’aan, waxaana jirta xildhibaanada inay inta badan soo xaadirin kulamada caadiga ah ee shaqada baarlamaanka, taasi oo loo sababeeyo inay waqtiba siin kulamada caynkan oo kalle ah.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com