Dibadbaxyaal xirtay waddooyin ka mid ah Muqdisho (sawiro)

HomeWararka

Dibadbaxyaal xirtay waddooyin ka mid ah Muqdisho (sawiro)

Dibadbaxyo ayaa kasocda magaalada Muqdisho waddooyin ka mid ah, taasi oo saamayn ku yeelatay nolosha dadka iyo qaar ka mid ah gaadiidka. Dibadbaxya

Sodon Tahriibayaal oo ku geeriyooday xeebaha wadanka Yemen
Wafti Federaalka iyo Maamulada Dalka oo Qardho lagu Soodhaweeyey (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Dibadbaxyo ayaa kasocda magaalada Muqdisho waddooyin ka mid ah, taasi oo saamayn ku yeelatay nolosha dadka iyo qaar ka mid ah gaadiidka.

Dibadbaxyaasha ayaa ka cabanaya amar kasoo baxay dowladda oo lagu amray kawaanka kalluunka ee Muqdisho in la xiro, loona badalo hoteel.

Sida ay dibadbaxyaashu ay sheegeen cabashadooda waxaa ay la xiriirtaa inaanay xiligan haysan goobo kalle oo ay ku ganacsadeen haddii dowladda ay ka xirto kawaanka xamar wayne ee Muqdisho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: