Maamulka gobolka Hiiraan oo ka digay garsoorka loo aado Al-shabaab

HomeWararka

Maamulka gobolka Hiiraan oo ka digay garsoorka loo aado Al-shabaab

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa ka digay shacabka gobolka inay u tagaan Al-shabaab gaar ahaana garsoorkooda oo

Shir looga hadlayo Arrimaha Khayradka oo Kenya kadhacay
Kulan lagu tageerayo Midowga Galmudug iyo Ahlusunna oo lagu qabtay Dhuusomareeb dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa ka digay shacabka gobolka inay u tagaan Al-shabaab gaar ahaana garsoorkooda oo ay inta badan aadaan shacabka deegaanada Koonfurta dalka.

Guddoomiye Dabageed ayaa sheegay in maamulkooda uu dadkaasi talaabo ka qaadi doono.

“Dadka Maxkamada u aada deegaanada Al-Shabaab waan xireynaa Shan kun oo dollar ayaan ganaaxeynaa iska aada Booco iyo Luuq jeelow,reer hebel ayaad tihiin cid idin soo qabaneyso majirtee iska aada Baladweyne ayaan ku kala baxeynaa ayuu yiri Yuusuf Dabageed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: