Soomaaliya oo sodon sano kadib lacagtii ugu horaysay ka heshay Bankiga Adduunka

HomeWararka

Soomaaliya oo sodon sano kadib lacagtii ugu horaysay ka heshay Bankiga Adduunka

Bankiga Adduunka oo xaruntiisu tahay magaalada Washington ayaa ku deeqay lacag dhan sideetan milyan oo doolar oo Soomaaliya uu ku taageerayo dhinacyad

Dejinta Manhaj Qaran oo Muqdisho Looga Shirayo (dhegayso)
MARTISOOR & Ismaciil Xaaji Warsame (Q2aad) | Dhismihii Puntland & Khilaaf Siyaasadeedkii 2001
Boorama oo calanka Soomaaliya lala dhexmarayo farasmagaalaha

Bankiga Adduunka oo xaruntiisu tahay magaalada Washington ayaa ku deeqay lacag dhan sideetan milyan oo doolar oo Soomaaliya uu ku taageerayo dhinacyada maaliyadda iyo dib u habaynta.

Bankiga ayaa lacagtan ay tahay markii u horaysay kadib ku dhowaad 30-sano ah, waxaana Bankiga uu joojiyay shaqadiisii Soomaaliya 1991kii kadib markii dalka uu burbur iyo dagaallo sokeeye uu galay.

Bankiga Adduunka ayaa sheegay inuu horumarin doono dhinacyada waxbarashada, caafimaadka iyo adeegyada kalle ee muhiimka u ah dalka, sanadkii 2013kii ayay ahayd markii Bankiga uu soo celiyay xiriirkii uu la lahaa Soomaaliya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: