Naafada Puntland oo baaq udirtay Madaxweynaha Puntland (dhegayso )

HomeWararka

Naafada Puntland oo baaq udirtay Madaxweynaha Puntland (dhegayso )

Gudoomiyaha Naafada degmada Xaafuun ,Maxamuud Maxamed Guleed oo maanta  nagu soo booqaday istudiyaha Daljir ee magaalada Bosaaso ayaa ka warbixiyay ba

Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)
Qarax wayn oo kadhacay magaalada Muqdisho
Ruushka ayaa sheegay in uu la wareegay gacan ku haynta gobolka Luhansk ee bariga Ukraine.

Gudoomiyaha Naafada degmada Xaafuun ,Maxamuud Maxamed Guleed oo maanta  nagu soo booqaday istudiyaha Daljir ee magaalada Bosaaso ayaa ka warbixiyay baahiyaha haysta  Naafada  degmada , wuxuuna ka codsaday Madaxweynaha Puntland in uu il gaar ah ku fiiriyo Naafada ,maadaama uu dhowr jeer oo hore uu balan qaad u sameeyay .

Wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay  Gudoomiyaha .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: