Naafada Puntland oo baaq udirtay Madaxweynaha Puntland (dhegayso )

Naafada Puntland oo baaq udirtay Madaxweynaha Puntland (dhegayso )

Gudoomiyaha Naafada degmada Xaafuun ,Maxamuud Maxamed Guleed oo maanta  nagu soo booqaday istudiyaha Daljir ee magaalada Bosaaso ayaa ka warbixiyay baahiyaha haysta  Naafada  degmada , wuxuuna ka codsaday Madaxweynaha Puntland in uu il gaar ah ku fiiriyo Naafada ,maadaama uu dhowr jeer oo hore uu balan qaad u sameeyay .

Wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay  Gudoomiyaha .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com