Muuqaalka Bulshada : iyo Aqoonyahan Daauud Daahir Xasan  oo falan qaynaya nidaamka deen cafinta Soomaaliya iyo Ahmiyada ay leedahay  (dhegayso )

HomeWararka

Muuqaalka Bulshada : iyo Aqoonyahan Daauud Daahir Xasan oo falan qaynaya nidaamka deen cafinta Soomaaliya iyo Ahmiyada ay leedahay  (dhegayso )

Muuqaalka Bulshada waa taxane maalinle ah oo aan khadka u furno bulshada Soomaaliyeed ayaga oo fikirkooda ka dhiibta hadba marxaladda taagan, mid siya

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyey Geerida Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed
Ergayga Gaarka ah ee arrimaha Soomaaliland oo kulan wadatashi ah la yeeshay Xildhibaanada degaan doorashadoodu tahay Soomaaliland
R/W Khayre oo Daah-furay Shir lagu Soo Bandhigayay Dib-u-heshiinta Degmada Marka ee Shabeellaha Hoose

Muuqaalka Bulshada waa taxane maalinle ah oo aan khadka u furno bulshada Soomaaliyeed ayaga oo fikirkooda ka dhiibta hadba marxaladda taagan, mid siyaasadeed, diined iyo mid dhaqaaleba.

Barnaamijka maanta waxa uu ku saab sanyahay Cafinta deenta lagu leeyahay Soomaaliya iyo  deeq bixiyaasha caalamka oo sheegay in Soomaaliya ay buuxisay sharuudihii looga cafin lahaa deymaha lagu leehaya  kadib markii uu kor ukacay dhaqaalaha dalka.

 

Hadaba Maxaa keenay in dhaqalaha dallaka uu kordho xiligan?  su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay oo Barnaamijka marti ku ah  Aqoonyahan Daauud Daahir Xasan Muuse oo bartay Cilmiga dhaqaalaha ,dhowr cilmi baarisna ka sameeyay shaqo laaanta ka jirta dalka , kobaca dhaqaalaha  Soomaaliya , iyo  soo  noq noqo qoshada Abaaraha dalka  ,waxaana soo jeedinaya wariye Xasan Heykal .

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: