HomeUncategorized

Baahin: Arbaca, 31 July 2013, Caawa Iyo Daljir Axmed Sh Maxamed Tallman ~ Daljir ~ Boosaaso

Afhayeenkii Isimadda gobolka Hiiraan oo lagu diley Beledweyne, Qaban qaabadda dabaal dega sanad guuradii 15'aad ee kasoo wareegtey aasaaskii Puntland oo Garoowe ka socda , Gudi qaban qaabinaya shir Qardho ka furmi doona oo arimaha shirka ka warbixiyey, Dagaalo mar kale ka bilowday Sh/Hoose & odayaasha dhaqanka gobolkaasi oo eedayn ujeediyey Wasaaradda Difaacada Df.

DHEGEYSO-Ciidamada ammaanka oo Boosaaso ku qabtay nin lasheegay inuu shalay dil geystey.
WARSAXAAFADEED TACSIYADEED – GOLAHA QURBAJOOGTA PUNTLAND (PUNTLAND DIASPORA FORUM). [Akhris …]
Dagaallo dhimasho iyo dhaawac badan gaystay oo maanta Muqdisho ka dhacay.

Afhayeenkii Isimadda gobolka Hiiraan oo lagu diley Beledweyne, Qaban qaabadda dabaal dega sanad guuradii 15’aad ee kasoo wareegtey aasaaskii Puntland oo Garoowe ka socda , Gudi qaban qaabinaya shir Qardho ka furmi doona oo arimaha shirka ka warbixiyey, Dagaalo mar kale ka bilowday Sh/Hoose & odayaasha dhaqanka gobolkaasi oo eedayn ujeediyey Wasaaradda Difaacada Df.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: