.jpg)
Bosaaso, July 31 – Tartan iyo Tacliin ayaa xalay galay wareegiisii sadexaad oo ay ku tartamayaan sideed dugsi oo usoo gudbay wareegan, tartankii ugu horeeyey ee wareegan ayaa xalay waxaa uu dhexmaray dugsiyada kala ah Shaafici Bosaaso iyo Nugaal Secondary.
Tartanka oo ka duwanaa tartamadii habeen hore marka loo eego qaabka ay dugsiyada isku soo diyaariyaan si ay uga soo baxaan wareegan sadexaad oo ah midkii? ugu? adkaa tartanka intii uu socday ayaa gabagabadii guusha ay raacday dusgiga Shaafici Bosaaso.
Natiijada ayaa noqotay sidaan
Shaafici Bosaaso 13- darajo
Nugaal Secondary 6-darajo
Caawa ayaa waxaa tartamaya
Al-Nuur Baran iyo Al-azhar Shariif Qardho
Diiwaanka wararka
Daljir Bosaaso.
FAALLOOYIN & FALCELIN