Dagaal gaystay khasaare oo kadhacay deegaanka Daacdheer ee Galgaduud

HomeWararka

Dagaal gaystay khasaare oo kadhacay deegaanka Daacdheer ee Galgaduud

Dagaal gaystay khasaare kalle duwan ayaa kadhacay deegaanka Daacdheer ee gobolka Galgaduud oo ay ku dhinteen sadex qof. Dagaalka ayaa u dhaxeeya maleeshiyo beeleed kasoo jeeda laba beelood, waxaana sidoo kalle xaaladda ay tahay iminka mid degan. Odayaasha deegaanka ayaa ku guulaystay inay kala dhexgalaan maleeshiyaadka dagaalamaya.  

Hay’ad u dooda Xuquuqda wariyaasha oo baaq u dirtay DFS
Musharax Madaxweyne Cali Xaaji oo Hambalyo iyo dar daarba udiray Baarlamaanka Puntland (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifatax Cumar Geeddi, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Dagaal gaystay khasaare kalle duwan ayaa kadhacay deegaanka Daacdheer ee gobolka Galgaduud oo ay ku dhinteen sadex qof.

Dagaalka ayaa u dhaxeeya maleeshiyo beeleed kasoo jeeda laba beelood, waxaana sidoo kalle xaaladda ay tahay iminka mid degan.

Odayaasha deegaanka ayaa ku guulaystay inay kala dhexgalaan maleeshiyaadka dagaalamaya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: