Hay’ad u dooda Xuquuqda wariyaasha oo baaq u dirtay DFS

Hay’ad u dooda Xuquuqda wariyaasha oo baaq u dirtay DFS

Kadib War-saxaafadeed ka soo baxay Hay’adda Is-dhaafsiga Xorriyadda Hadalka Afrika ee (AFEX) ayey ku sheegtay inay aad uga waalaacsan yihiin xaalladda ka sii darayso ee Anmaanka Suxufiyiinta ka hawlgala gudaha Somalia

Hay’adda AFEX waxay ka codsadeen DFS inay wax badan ka qabtaan Ammaanka Suxufiyiinta, loona oggolaado inay Suxufiyiinta si aan cabsi lahayn u gutaan waajibaadkooda Suxufinimo iyo in sharciga la soo taago kuwa beegsada Suxufiyiinta, waa sida ay hadalka u dhigeen.

dhina kale Haya’ddu waxay kaloo ugu baaqday Boliska Soomaaliyeed inay baaritaan ku sameeyaan dadkii ka dambeeyey qarixii bishan 4-dii lagu dhaawacay Ismaaciil Shiikh Khaliifa oo ah Agaasimaha Idaacadda Hiddo iyo Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta u dooda Xuquuqda Suxufiyiinta ee Somalian Human Rights Journalists (HRJ.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com