Xildhibaan Ganey “ RW Khayre Waad fashilantay ee Is Casil ” (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Ganey “ RW Khayre Waad fashilantay ee Is Casil ” (dhegayso)

xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya oo ay sheegeen in ay ku fashiltay Ammaanka dalka, islamarkaana loo ba

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka guddoomay wasiirka isgaarsiinta dalka Algeira dhambaal uu uga siday Madaxweynaha dalkaas
Guddiga Doorashooyinka Puntland oo shaaciyay habraaca diiwaangelinta ururada Siyaasadeed (Akhriso)
ABDIWELI ALI GAAS AND HIS BOMPOUS BUT ALREADY FLOUNDERING CANDIDACY ON THE GALKAYO CAMPAIGN TRAIL

xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya oo ay sheegeen in ay ku fashiltay Ammaanka dalka, islamarkaana loo baahan yahay in tilaabo deg deg ah la qaado.

Xildhibaanada qaarkood ayaa waxa ay sheegeen in Ammaanka dalka uu faraha ka baxay, islamarkaana Shabaab waxa ay rabaan ay ka sameystaan Magaalada Muqdisho oo ah Caasimadda Soomaaliya.

Xildhibaan Maxamed Ganey oo ka mid ah Golaha Shacabka ayaa yiri “Amniga dalka faraha ayuu ka baxay, ra’iisul wasaaraha waxa uu ka dhammaan la’yahay handadaad uu ku hayo madaxda maamul gobolleedyada waana ku hungownay kalsoonidii aan siinay, Dawlada waxa ay ku soo aruurtay wax qabadkeedu Facebook iyo Twiter. Fadlan Raysalwasaare is casil waad fashilantay, handadaad dad laguna xukumo”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: