Shacabka Cabudwaaq oo ka hadlay khilaafka Madaxda Galmudug (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka Cabudwaaq oo ka hadlay khilaafka Madaxda Galmudug (dhegayso)

Xili khilaaf xoogan uu wali kadhex jirro madaxda Ugu saraysa Maamulka Galmudug ayaa waxaa soo baxaya siyaasiyinta iyo bulshadda siyaabaha kala duwan u

Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka DFS oo Ka Warbixiyay Dadaalka Dowlada Ugu Jirto Gurmadka Fatahaada.
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Gen Townsend: ”Al-Shabaab waxaa uga daran Soomaaliya waa Muddo Kororsiga”

Xili khilaaf xoogan uu wali kadhex jirro madaxda Ugu saraysa Maamulka Galmudug ayaa waxaa soo baxaya siyaasiyinta iyo bulshadda siyaabaha kala duwan uga hadlaya khilaafkas oo maraya meeshi ugu xumayd.

Qaar kamid ah Bulshadda Cabudwaaq e gobalka Galgaduud oo warbahinta la hadlayaay ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay khilaafkas,iyago sheegay in xiligan an loo bahnayn khilaaf iyo bur burinta jiritaanka Maamulka Galmudug.

Wariyeehana Cabudwaaq mahad bashiir cismaan ayaa Warbixintan inoo soo diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: