Alshabaab oo soo bandhigay hub ay ka furteen Ciidanka DFS (Sawiro)

HomeWararka

Alshabaab oo soo bandhigay hub ay ka furteen Ciidanka DFS (Sawiro)

Al Shabaab ayaa fagaare kuyaala deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeelaha Hoose kusoo bandhigtay meydka askari katirsanaa ciidanka sida gaarka ah u tab

Qardho:Arday Quraanka Baratay oo Xaflad loo qabtay (sawiro)
Booosaaso oo lagu qabtay shir lagu tageerayeey dumuqraadiyadda & doorasho qof iyo cod ah
Issimadda Gobalka Nugaal oo ku guulaystay inay kala qaadan Ciidanki is horfadhiyeey

Al Shabaab ayaa fagaare kuyaala deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeelaha Hoose kusoo bandhigtay meydka askari katirsanaa ciidanka sida gaarka ah u tababaran oo labo habeen kahor lagu dilay iska hor imaad deegaankaasi ka dhacay.
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran iyo ciidamo kale oo la sheegay in ay yihiin Mareykan ayaa weerar ku qaaday xili habeen ah deegaanka Mubaarak, waxaana halkaasi ka dhacay iska hor imaad ciidamada huwanta iyo Al Shabaab dhax maray.

Al Shabaab ayaa fagaaraha kuyaala Deegaanka Mubaarak kusoo bandhigtay meydka askariga katirsanaa ciidanka Gaashaan ay dileen iyo sidoo kale hub casri ah uu watay askarigaasi.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: