Madaxweyne Farmaajo oo Madaxweyne Cagjar uu Addis Ababa ku soodhaweeyey (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxweyne Cagjar uu Addis Ababa ku soodhaweeyey (dhegayso)

Madaxweyne Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa isla maanta kulan la qaatay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida

Munaasabadda lagu dhagax dhiggayey xarunta dhaqanka ee Ugaas Maxamed oo Cabudwaq ka dhacday (Daawo)
Gudiyadda Xaafadaha Booaaso oo iska Kaashanaya Bilicda Magaaladda (dhegayso)
BOOSAASO: Ciidan kasoo goostay PSF oo ay dowladdu sheegaty inay soo dhaweysay (Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa isla maanta kulan la qaatay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida, Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar).

Kulanka oo aan weli faahfaahintiisa la helin ayaa la isla soo qaaday wada shaqeynta dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Waxaa Sidoo kale kulanka looga hadlay xoojinta isbaddalka gobolka Soomaalida iyo kan guud ee ka socda geeska Afrika.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la qorshaynayaa in uu ka qaybgalo shir ay isugu imaanayaan madaxda urur goboleedka IGAD oo looga hadli doono xubinnimada Eriteriya oo mar kale la filayo in ay ka midnoqoto xubnaha Urur Goboleedka IGAD.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: