Faahfaahin: Hal qof oo ku geeriyooday iyo shan ku dhaawacmay qarax ka dhacay geerash ku yaala Qardho

HomeWararka

Faahfaahin: Hal qof oo ku geeriyooday iyo shan ku dhaawacmay qarax ka dhacay geerash ku yaala Qardho

Hal qof ayaa geeriyooday 5 qof ayaana ku dhaawacmay qaraxa  oo aan la sheegin nuuciisa balse la yiri waxa uu ahaa bir ay garaacayeen shaqaale katirsan

Maanka Dadweynaha iyo Magrafoonka Daljir & Maxamuud Fantastic (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre Maanta Magaalada Doxa Kaga Qaybgelaya Shir Muhiim ah
Doorashadda Puntland 2019 oo Guddi Loo saaray & Xukumadda oo beenisay inay faragalinayso (dhegayso)

Hal qof ayaa geeriyooday 5 qof ayaana ku dhaawacmay qaraxa  oo aan la sheegin nuuciisa balse la yiri waxa uu ahaa bir ay garaacayeen shaqaale katirsan geerish ku yaala magaalada Qardho.

Dadka ku dhaawacmay qaraxan ayaa intooda badan ah shaqaalihii geerashka ka shaqayn jiray, waxaana dhaawacooda la geeyay isbitaalka degmada Qardho.

Taliska qaybta Booliska ee degmada ayaa wada baaritaan ku aadan sababta dhalisay qaraxan.

Waa qaraxii ugu horeeyay oo ka dhaca magaalada Qardho oo aan horay looga baran qaraxyada.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: