Dagaal beeleed khasaare gaystay oo ka dhacay gobolka Sool

HomeWararka

Dagaal beeleed khasaare gaystay oo ka dhacay gobolka Sool

Dagaal u dhaxeeyay laba beelood oo oodwadaag ah ayaa maanta waxa uu markale ka qarxay Tuulo 80 KM u jirta Laascaanood oo lagu magacaabo  Dhumay. Dagaa

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya dhiggiisa dalka Turkiga
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)
liyuu Boolis & Al-Shabaab oo Guulo ka kala sheegtay kadib dagaal ku dhexmaray Bakool

Dagaal u dhaxeeyay laba beelood oo oodwadaag ah ayaa maanta waxa uu markale ka qarxay Tuulo 80 KM u jirta Laascaanood oo lagu magacaabo  Dhumay. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii tulada xalay lagu dilay ruux dumar ah.

Wararka ay helayso idaacada Daljir ayaa sheegaya in dagaalkan ay ku dhinteen in kabadan tobaneeye qof oo ka soo kala jeeday malleeshiyaadkii dagaalamay.

Maamulka Somaliland ayaa goor dhaweyd warbaahinta u sheegay in ay ciidamo u direen goobihii lagu dagaalamay.

Dagaalkan u dhexeeya beelaha degaanka ayaa noqday mid soo noqnoqda.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0