HomeUncategorized

Baahin: Salaasa June 18 2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Iimaan Maxamed Jaamac~ Daljir ~ Galkacyo

Shir weyne looga hadlayo waxbarashada Soomaaliya oo ka furmay Muqidisho, Magaalada Kismaayo oo degan & Yaasiin Raadeer oo loo qaaday Nairobi, Kenya oo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn u adeegsanaysa hawlgaladeedda Soomaaliya, Dawlada DF oo lagu dhaliilay waxka qabasho la'aanta amaanka Muqidisho, dagaalkii aduunka ee dhanka shiidaalka oo xiligan isu bedeley dhanka biyaha.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Cumar Laki Man.
DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida _Isnin_19
TARTAN IYO TACLIIN: Maxaa kala haysta Caawa Iskuulada Nugaal Secondry Vs Nawaawi Qardho

Shir weyne looga hadlayo waxbarashada Soomaaliya oo ka furmay Muqidisho, Magaalada Kismaayo oo degan & Yaasiin Raadeer oo loo qaaday Nairobi, Kenya oo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn u adeegsanaysa hawlgaladeedda Soomaaliya, Dawlada DF oo lagu dhaliilay waxka qabasho la’aanta amaanka Muqidisho, dagaalkii aduunka ee dhanka shiidaalka oo xiligan isu bedeley dhanka biyaha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: