Prof Daqarre: “Shirka Kismaayo waa mid madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyadu ay ku doonayaan waqti kororsi” (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Prof Daqarre: “Shirka Kismaayo waa mid madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyadu ay ku doonayaan waqti kororsi” (dhegayso)

Xilli berrito lagu waddo in magaaladda Kismaayo ee Xarunta Jubbaland uu ka furmo shirka Madasha Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa waxaa siyaabo kala du

Daahfurka Jidka Laamiga ee Xarfo-Jalam (dhegayso & sawirro)
Faysal Rooble: “Itoobiya waxa ay u soo xeydatey hubinta kalajabka Soomaaliya in uu taam noqdo”
Maxamed Xasan Cirro: “Askartii Ururuka al-Itixaad iyo hoggaanka maanta ee Puntland maxaa la gudboon?” (waraysi | dhegayso)

Xilli berrito lagu waddo in magaaladda Kismaayo ee Xarunta Jubbaland uu ka furmo shirka Madasha Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay waxyaabaha ka soo bixi karra shirkaas.

Prof. Cabdiraxmaan Daqarre oo kamid ah aqoonyahanada dalka oo ku sugan magaaladda Kismaayo ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir nala qaybsaday qodobada ka soo bixi kara shirkaas.

Prof. Daqarre ayaa sheegay in madaxda ku shiraya Kismaayo ay ka hadlayaan danahooda oo kaliya, aysana jirin arrimo kale oo lagaa hadlaa, waxa uuna tilmaamay in xil kororsi raadintiisa ay hadda hawluhu u badanyihiin.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: