Prof Daqarre: “Shirka Kismaayo waa mid madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyadu ay ku doonayaan waqti kororsi” (dhegayso)

Xilli berrito lagu waddo in magaaladda Kismaayo ee Xarunta Jubbaland uu ka furmo shirka Madasha Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay waxyaabaha ka soo bixi karra shirkaas.

Prof. Cabdiraxmaan Daqarre oo kamid ah aqoonyahanada dalka oo ku sugan magaaladda Kismaayo ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir nala qaybsaday qodobada ka soo bixi kara shirkaas.

Prof. Daqarre ayaa sheegay in madaxda ku shiraya Kismaayo ay ka hadlayaan danahooda oo kaliya, aysana jirin arrimo kale oo lagaa hadlaa, waxa uuna tilmaamay in xil kororsi raadintiisa ay hadda hawluhu u badanyihiin.

Hoos ka dhegayso.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com